HORDHAC: Bournemouth Vs. Manchester City

Bournemouth-vs-Manchester-City-EPL-LeagueLane-Predictions

(London) 26 Agoosto 2017. Manchester City oo isniintii hore bar bar dhac la gashay Everton ayaa maanta ku wajahaysa kulanka saddexaad ee horyaalka Bournemouth.

Guardiola waxa uu doonayaa in uu dib ugu soo laabto dhabihii guusha.

 Maxaa City ka cusub?

– Benjamin Mendy ayaa buuxin doona booska Kyler Walker oo kaarka cas qaatay kulankii Everton

-Danilo ayaa ku soo bilaaban doona dadabka midig balse Gundogan iyo Delph wali taam buuxa ma aha

-Raheem Sterling iyo Bernardo Silva booos bilow ah ayey kuwada haminayaan

RAADRAAC

-Manchester City wey badisay afartii kulan ee ugu dambeeyeysay ee ay Bournemouth la dheeshay

-City lagama badin 10kii kulan ee Premier League-ga ugu dambeeyey

SAFAFKA LA FILI KARO

Capture

Gegida: Vitality

Saacadda Geeska Africa: 2:30Pm

Dhex dhexaadiyaha: Mike Dean

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close