HORDHAC: Alaves Vs. Barcelona

Alaves-vs-Barcelona-LeagueLane-Pedictions-LaLiga

(Catalonia) 26 Agoosto 2017. Barcelona waxa ay kulanka labaad ee La Liga la dheeli doontaa Alaves.

Catalonia oo ugu dambeeyey shalay dhammeysay saxiixia Dembele ayaa diyaar u ah in ay sii wado guulaha.

Maxaa ka cusub Barca?

– Gerard Pique iyo  Andres Iniesta labaduba waa taam

– Javier Mascherano booska Pique ayuu u baneen doonaa balse Nelson Semedo wuu ka sii dheeli doona dadabka middig

– Sergi Roberto wuu xejisan doonaa kaalintiisa

-Paco Alcacer laguma darinba safka

-Saxiixa cusub ee Barcelona Dembele la qabo in uu dheeli doono

RAADRAAC

-Barcelona wey badisay 8dii kulan ee ugu dambeeysay

-Barcekona 7 ka mida 8dii kulan ee ugu dambeeysay dhammaan tartamada wey ka badiyeen Alaves

SAFAFKA LA FILI KARO

Al

Gegida: Mendizorroza

Saacadda Geeska Africa: 7:15Pm

Dhex dhexaadiyaha: Carlos del Cerro

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close