Xulka 21-jirrada Talyaaniga oo la magacaabay (Patrick Cutrone oo ka mid ah wejiyada ku cusub)

(Roma) 25 Agoosto 2017 – Gigi Di Biagio ayaa wejiyo cusub kusoo daray xulka Talyaaniga ee Under-21 oo la ciyaaraya Spain iyo Slovenia, waxaana ragga cusub ku jira Patrick Cutrone iyo Riccardo Orsolini.

Kooxda Azzurrini ayaa wejiyada kale ee ku cusub waxaa ka mid ah: Claud Adjapong (Sassuolo), Gianluca Mancini (Atalanta), Gian Filippo Felicioli (Verona), Nicolò Barella (Cagliari), Patrick Cutrone (Milan), Riccardo Orsolini (Atalanta) iyo Luca Vido (Atalanta).

Kooxda Italy Under-21

Goolwalayaal: Emil Mulyadi Audero (Venezia), Lorenzo Montipò (Novara)

Daafacayo: Claud Adjapong (Sassuolo), Kevin Bonifazi (Torino), Arturo Calabresi (Spezia), Davide Calabria (Milan), Gianluca Mancini (Atalanta), Giuseppe Pezzella (Udinese), Gian Filippo Felicioli (Verona), Filippo Romagna (Cagliari)

Khad dhexe: Nicolò Barella (Cagliari), Manuel Locatelli (Milan), Rolando Mandragora (Crotone), Alessandro Murgia (Lazio)

Weerar: Alberto Cerri (Perugia), Patrick Cutrone (Milan), Federico Chiesa (Fiorentina), Andrea Favilli (Ascoli), Riccardo Orsolini (Atalanta), Simone Palombi (Lazio), Vittorio Parigini (Torino), Daniele Verde (Verona), Luca Vido (Atalanta)

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close