DEG DEG: Isku aadka EL oo la sameeyay (Sidee la iskugu dhacay?) + Sawirro

(Monte Carlo) 25 Agoosto 2017 – Waxaa la sameeyay isku aadka Europa League iyadoo guruubka E oo ay ku kulansan yihiin kooxaha Lyon, Everton & Atalanta uu yahay midka ugu adag.

Kooxaha sanadkan tartanka EL ugu tunka roon ee AC Milan & Arsenal ayaa kala hoggaaminaya wareegyada D iyo H sida ay u kala horreeyaan, maaddaama ay ku jireen dheriga 1-aad.

Ciyaaraha EL oo caadiyan la ciyaari doono maalmaha Khamiista saacaddu marka ay tahay 18:00 iyo 21:05 ayaa loo muddeeyay 14 iyo 28 Sebtember, 19 Oktoobar, 2 iyo 23 Nofeember iyo 7-da Diseembar.

SHINTIRISKA OO DHAN HALKAN KA DHEEHO

b1

GROUP A: Villarreal (ESP), Maccabi Tel-Aviv (ISR), Astana (KAZ), Slavia Praha (CZE)

GROUP B: Dynamo Kyiv (UKR), Young Boys (SUI), Partizan (SRB), Skenderbeu (ALB)

GROUP C: Braga (POR), Ludogorets (BUL), Hoffenheim (GER), Istanbul Başakşehir (TUR)

GROUP D: Milan (ITA), Austria Vienna (AUT), Rijeka (CRO), AEK Athens (GRE)

GROUP E: Lyon (FRA), Everton (ENG), Atalanta (ITA), Apollon (CYP)

GROUP F: Copenhagen (DEN), Lokomotiv Moscow (RUS), Sheriff (MDA), Zlin (CZE)

GROUP G: Victoria Plzen (CZE), FCSB (ROU), Hapoel Beer-Sheva (ISR), Lugano (SUI)

GROUP H Arsenal (ENG), BATE Borisov (BLR) Cologne (GER), Red Star Belgrade (SRB)

GROUP I Salzburg (AUT) Marseille (FRA) Vitoria SC (POR) Konyaspor (TUR)

GROUP J Athletic Bilbao (ESP), Hertha Berlin (GER), Zorya (UKR), Ostersund (SWE)

GROUP K Lazio (ITA), Nice (FRA), Zulte Waregem (BEL), Vitesse (NED)

GROUP L Zenit St Petersberg (RUS), Real Sociedad (ESP), Rosenborg (NOR), Vardar (MKD)

b

b

b

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close