RASMI: Cristiano Ronaldo oo ku guulaystay laacibka sanadka ee qaarada yurub

(Monaco) 24 Agoosto 2017 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa u doortay Cristiano Ronaldo laacibka sanadka ee qaarada yurub ee 2016/2017.

Cristiano Ronaldo ayaa ka caawiyay kooxdiisa Real Madrid inay hanato markii labaad oo xiriir ah koobka horyaalada yurub.

Sidoo kale wuxuu ka caawiyay kooxdiisa hanashada horyaalka Spain iyo Super Cup-ka yurub oo ay ka qaadeen Man United isbuucyo ka hor.

Cristiano Ronaldo ayaa ka dul qaaday abaal marintaan Lionel Messi iyo goolhaye Buffon oo kula tartamayay sanadkaan.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close