Guardiola oo doonaya daaficii hore ee Man United

jonny-evans-west-brom_1py7ob06qhbg11rsupcgtbnrmv

(Manchester) 24 Agoosto 2017. Manchester City waxa ay diyaar  u tahay sare in ay u qaado dalabkii ay ka gudbisay daafaca West Bromich Albion, sidaas waxaa laga soo xiganayaa ESPN.

Jonny Evans waxa uu hore u soo maray Manchester United.

Pep Guardiola ayaa aad u taageera daafaca dhexe kaas oo ay West Brom ku diiday £18 million toddobaadkii hore.

Evans waxa uu doonayaa in uu ku biiro City haka uusan aragtidaas ka soo horjeedin tababbarihiisa Tony Pulis.

Manchester City xagaagan dhaqaale xoog leh ayey ku qarash gareysay suuqa iyada oo soo qaadatay daafacyo dhawr ah sida Benjamin Mendy, Kyler Walker iyo Danilo.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close