DEG DEG: Isku aadka wareega guruubyada ee Champions League oo la sameeyay

(Monaco) 24 Agoosto 2017 Waxaa la sameeyay isku aadka wareega guruubyada ee koobka horyaalada yurub, waxaana ka soo baxay guruubyo aad u adag.

Waa markii ugu horaysay taariikhda isku aadka wareega guruubyada inay qayb ka noqdaan 5-koox oo ka socota ingiriiska.

Barcelona iyo Juventus ayaa wada galay hal guruub halka Bayern Munich iyo PSG ay kuwada jiraan hal guruub.

Isku aadka oo dhamaystiran:

Guruub A: Benfica, Man United, FC Basel, CSKA Moscow.

Guruub B: Bayern Munich, PSG, Anderlecht, Celtic.

Guruub C: Chelsea, Atletico Madrid, Roma, Qarabag.

Guruub D: Juventus, Barcelona, Olympiacos, Sporting Lisbon.

Guruub E: Spartak Moscow, Sevilla, Liverpool, Maribor.

Guruub F: Shakhtar Donetsk, Man City, Napoli, Feyenoord.

Guruub G: AS Monaco, FC Porto, Besiktas, RB Leipzig.

Guruub H: Real Madrid, Borussia Dortmund, Tottenham, APOEL.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close