Liverpool oo dib u soo laabatay…..(Waa kuwee kooxaha kale ee u soo baxay wareega Group yada Champions League??)

liv

(Europe) 23 Agoosto 2017.  Liverpool oo ah naadi magac wayn ku leh Champions League balse waayihii dambe ka maqneyd ayaa dib u soo laabatay isla markaana u soo baxday wareega group yada kaddib markii ay 6-3 isku cel celis labada lug ee isreeb reebka uga soo adkaatay naadiga Hoffenheim.

Liverpool ayaa habeen dambe ogaan doonta nasiibkeeda iyo kooxaha ay isku group ka noqon doonaan maadaama la sameyn doono isku aadka Champions League.

Kooxaha kale ee ka soo baxay isreeb reebka isla markaana kal ciyaareedkan ka qeyb gali doona koobka dhaga waynaha ayaa kala ah:

Napoli

Sporting

Sevilla

CSKA Moscow

Qarabag

APOEL

Olympiacos

Celtic

Maribor

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close