RASMI: Nikola Kalinic oo si rasmi ah ugu biiray AC Milan + Sawirro & Muuqaal

(Milano) 22 Agoosto 2017 – AC Milan ayaa rasmiyan ugu dhawaaqday inay soo iibsadeen qannaaskii Fiorentina ee Nikola Kalinic, oo ay kusoo qaateen amaah ay khasab tahay inay iibsadaan.

Kooxda Rossoneri ayaa muddo cayrsanaysay laacibkan caalamiga ah ee reer Croatia xagaagan oo idil, waxayna ugu dambayn heshiiskiisa dhameeyeen Jimcihii hore.

Laacibkan hujuumka ah ayaa shalay tijaabada caafimaadka u maray Milan, isagoo hadaate yimid xarunta Milan ee Casa Milan, halkaas oo looga dhawaaqay heshiiska.

“AC Milan ayaa ku dhawaaqaysa inay Nikola Kalinic kasoo qaateen Fiorentina, isagoo amaah ah, balse ay waajib tahay in la iibsado,” ayuu u akhrismayay war lasoo dhigay webka kooxda Milan. Laacibka ayaa Rossoneri la joogaya tan iyo Juun 30, 2021, isagoo qaatay lambarka 7-aad.

Waxaa la sheegayaa inuusan Kalinic kooxda u raaci doonin Skopje oo ay Milan Khamiista kusoo ciyarayso, balse uu kusoo negaan doono Milanello si uu u sii tababarto.

 b b1 b2 b4 b6 b7 b8 b9 b10 b11 b12 b13 b14

ESCLUSIVA MILAN  Foto LaPresse - Spada 21 Agosto  AC Milan - Stagione 2017-18 Nikola Kalinic , visite mediche  presso la clinica Madonnina  Sport Calcio Nella foto:  Nikola Kalinic EXCLUSIVE MILAN  Photo LaPresse - Spada August 21  , 2017 Milan  (Italy)  Sport Soccer A.C. Milan -  Season 2017-2018 Nikola Kalinic, medical visits at the clinic Madonnina In the pic: Nikola Kalinic
ESCLUSIVA MILAN
Foto LaPresse – Spada
21 Agosto
AC Milan – Stagione 2017-18
Nikola Kalinic , visite mediche presso la clinica Madonnina
Sport Calcio
Nella foto: Nikola Kalinic
EXCLUSIVE MILAN
Photo LaPresse – Spada
August 21 , 2017 Milan (Italy)
Sport Soccer
A.C. Milan – Season 2017-2018
Nikola Kalinic, medical visits at the clinic Madonnina
In the pic: Nikola Kalinic

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close