Juventus oo wadaxaajood kula jirta wakiilada Gomes

Andre-Gomes-press490epa_0

(Turin) 22 Agoosto 2017. Waxaa la wariyey in Juventus ay amaah ku soo qaadan doonto Andre Gomes, maadama uusan ku faraxsaneyn Barcelona.

Laacibka khadka dhexe waxa uu ku biiray Blaugrana xagaagii hore balse waxaa ku adkaatay helidda boos safka hore ah.

Sida ay qortay Tuttosport, waxaa socda wadahadalo u dhexeeya wakiiladiisa iyo Juventus waxa uuna rabaa in uu ka tago Barcelona.

Sidaas daraadeed waxaa muuqata in heshiis amaah ah dhici doono oo ay ku laran tahay in laga dhigi karo joogto.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close