Aabaha iyo dilaalka Marchisio oo beeniyey in ay wax ka ogyihiin xiisaha Milan ee xiddigga

Marchisio-1702-point-epa_3

(Turin) 22 Agoosto 2017. Warar ka gedisan ayaa tibaaxaya in Claudio Marchisio uusan iib ka ahayn Juventus  marka laga yimaado in lala xiriirinayey AC Milan.

Waxaa si lama filaan ah loola xiriiriyey AC Milan balse waxaa markii dambe beeniyey in ay wax ka ogyihiin aabihiis iyo dilaalkiisa.

Saaka jariiradaha Corriere dello Sport and Gazzetta dello Sport ayaa wax ka qoray arinatan iyaga oo sheegay in that il Principino loo arko mid aan la iibin Karin sida ay qabaan wakiilada Turin.

Marchisio waxa uu waayihiisa oo dhan ku qaatay Bianconeri, amaah ayuu mar ugu ciyaaray Empoli waxaana loo arkaa astaamaha kooxda haysata Serie A-ga.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close