Day: August 22, 2017
-
toos
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: OGC Nice vs SSC Napoli 0-2 (0-4) (Napoli oo usoo baxday CL)
Nice: Cardinale; Souquet, Dante, Le Marchand, Jallet; Tameze, Seri; Walter, Sneijder, Saint-Maximin; Balotelli Kaydka: Benitez, Lees-Melou, Srarfi, Burner, Marcel, Sarr,…
Read More » -
Spain
Faah faahinta heshiiska Isco uu u saxiixayo Real Madrid oo daaha laga rogay
(Madrid) 22 Agoosto 2017 Kubadd abuuraha reer Spain ee Isco ayaa ku dhaw inuu qalinka ugu duugo kooxdiisa Real Madrid heshiis…
Read More » -
France
Bayern Munich oo ku soo biirtay tartanka saxiixa Julian Draxler
(Munich) 22 Agoosto 2017 Kooxda reer Jarmal ee Bayern Munich ayaa ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa Julian Draxler. Sida ay…
Read More » -
England
Guardiola oo ka hadlay wararka kooxdiisa la xiriirinaya Lionel Messi
(Manchester) 22 Agoosto 2017 Tababare Pep Guardiola ayaa ka hadlay wararka kooxdiisa la xiriirinaya laacibka Barcelona ee Lionel Messi. Guardiola ayaa…
Read More » -
England
Gary Neville oo dalbaday in Rooney aan laga saarin xulka qaranka ingiriiska
(London) 22 Agoosto 2017 Kadib qaab ciyaareedkii wacnaa ee Wayne Rooney uu ku soo bandhigay kooxdiisa Everton kulankii xalay waxaa soo…
Read More » -
Italy
RASMI: Nikola Kalinic oo si rasmi ah ugu biiray AC Milan + Sawirro & Muuqaal
(Milano) 22 Agoosto 2017 – AC Milan ayaa rasmiyan ugu dhawaaqday inay soo iibsadeen qannaaskii Fiorentina ee Nikola Kalinic, oo…
Read More » -
Italy
Juventus oo wadaxaajood kula jirta wakiilada Gomes
(Turin) 22 Agoosto 2017. Waxaa la wariyey in Juventus ay amaah ku soo qaadan doonto Andre Gomes, maadama uusan ku faraxsaneyn…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Adidas oo ka shiftay lambarka uu Ibrahimovic u xiran doono Man United
(Manchester) 22 Agoosto 2017. Waxaa dhawaanahanba Zlatan Ibrahimovic lala xiriirinayey ku soo laabashada Manchester United. Xiddigga reer Sweden waxa qoraal rasmi…
Read More » -
France
Jean Seri oo maanta macsalaamaynaya kooxdiisa Nice si uu ugu biiro Barcelona
(Barcelona) 22 Agoosto 2017 Laacibka reer Ivory Coast ee Jean Seri ayaa maanta la filayaa inuu macsalaameeyo asxaabtiisa kooxda Nice. Mundo Deportivo…
Read More » -
Italy
Aabaha iyo dilaalka Marchisio oo beeniyey in ay wax ka ogyihiin xiisaha Milan ee xiddigga
(Turin) 22 Agoosto 2017. Warar ka gedisan ayaa tibaaxaya in Claudio Marchisio uusan iib ka ahayn Juventus marka laga yimaado in…
Read More »