XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ka xiddigeeyay horyaalka Talyaaniga?

(Roma) 21 Agoosto 2017 – Waxaa Sabtigii dhowaa si rasmi ah oodda looga rogey horyaalka Talyaaniga oo uu Viali ku tilmaamay midkii ugu adkaa muddo 10 sano ah.

Waxaa markiiba is muujiyay kooxaha waawayn oo ay qaarkood sanadihii dambe malxiisyo ka ahaayeen horyaalka sida kuwa Milanese-ka, waxayna kooxaha waawayn wada direen ishaarooyin togan, iyagoo 3 ku wada badiyay marka laga reebo Roma oo gool agoon ah ku ribixday.

Haddaba, Dave Taylor ayaa xulay kooxdii todobaadka ugu wanaagsanayd horyaalka oo laga soo dookhay kooxaha kala duwan ee Serie A.

Gianluigi Buffon [Juventus]

Andrea Conti [Milan]

Daniele Rugani [Juventus]

Faouzi Ghoulam [Napoli]

Valter Birsa [Chievo]

Claudio Marchisio [Juventus]

Frank Kessie [Milan]

Miralem Pjanic [Juventus]

Lorenzo Insigne [Napoli]

Mauro Icardi [Inter]

Paulo Dybala [Juventus]

Xarfaanta xusidda mudan: Albert Gomis [Spal], Alexsandr Kolarov [Roma], Suso [Milan], Sergej Milinkovic-Savic [Lazio], Fabio Quagliarella [Sampdoria]

Sera

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close