Lionel Messi oo si dhab ah ugu fikiraya inuu ka tago Barcelona iyo Man City oo la kulantay….

man

(Catalonia) 21 Agoosto 2017. Manchester City ayaa la kulantay wakiilada Lionel Messi si ay uga wada hadlaan heshiis suuro gal ah uu ugu soo dhaqaaqayo Etihad Stadium.

Laacibka reer Argentina ayaa la sheegayaa inuu iminka si dhab ah uga fikirayo sidii uu uga tagi lahaa Camp Nou sida uu warinayo Daily Record.

Man City waxay diyaar la tahay inay bixiso lacagaha lagu bur burin karo heshiiska Lionel Messi ee 275 milyan oo bound.

Lionel Messi is 'seriously considering' leaving Barcelona

Camaaliqada Premier League ayaa la sheegayaa in usbuucii la soo dhaafay ay maqaaxi ku taala Barcelona kula kulmeen wakiilada xiddiga shanta jeer ku guuleystay Ballon d’Or si ay isugu dayaan inay la gaaraan heshiis taariikhi ah.

30 jirka ayaa bishii la soo dhaafay heshiis 4 sano ah la gaaray Barca kaa oo ka dhigaya laacibka ugu mushaarka badan adduunka.

Pep Guardiola's Manchester City have reportedly met with Lionel Messi's camp over a sensational summer transfer

Laakiin madaxwayne ku xigeenka kooxda Jordi Mestre ayaa si aan caqli gal ahayn daaha uga rogay inaan weli heshiiska la saxiixin taa oo damac hor leh galisay kooxda ka dhisan magaalada Manchester.

Iyadoo ay jirto in Man City ay diyaar u tahay ina bixiso lacagaha lagu bur burin karo heshiiska Messi ayaa waxa misane isku dayi karaan inay heshiiska xorta ah kula soo wareegaan kal ciyaareedka soo socda marka uu dhoco qandaraaskiisa.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close