DAAWO: Kalinic oo caafimaadka u maray AC Milan! + Sawirro (Sidee, goortee & goobtee qandaraaska loo saxiixayaa?)

(Milano) 21 Agoosto 2017 – Nikola Kalinic ayaa maanta kasoo degey Milano isagoo caafimaadka u maray kooxda Milan, kahor soo wareegitaankiisa oo ku kacaya €25m oo faraqa loogu shubayo Fiorentina.

Kalinic ayaa tegey La Madonnina oo uu caafimaadka ku maray, isagoo deeto booqday Milanello oo uu ku maray caafimaadka jireed. “Halkan waan ku faraxsan ahay,” ayuu u sheegay MilanNews.

Laacibka ayaa la sheegayaa in uu qandaraaska berri saxiixi doono halkii markii hore isla maanta lagu wadey, waxaana la sheegayaa in si LIVE ah berri looga daawan doono bogga ay Milan ku leedahay Facebook isagoo heshiiska ku saxiixi doona Casa Milan.

b b1 b1 b2 b4 b5 b7 b8

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close