DAAWO: ”Aad baan u faraxsan ahay, Forza Inter!” – Joao Cancelo oo soo gaarey xarunta Inter + Sawirro

(Milano) 12 Agoosto 2017 – Joao Cancelo ayaa saacadaha soo socda qandaraas la geli doona kooxda Inter Milan isagoo warfidiyeenka u sheegay inuu faraxsan yahay.

Dambeedka Valencia ayaa ku imanaya amaah iyadoo uu jihada kale u waydaartey Geoffrey Kondogbia oo haatan si rasmi ah ula saxiixday kooxda Mastella.

Laacibka ayaa soo gaarey rugta Inter ee Nerazzurri HQ iyadoo laacibkan Portuguese-ka ah ee caalamiga ihi uu war kooban siiyay warfaafinta isagoo yiri: “Waan faraxsanahay, forza Inter,”.
Laacibka ayaa sanadkan amaah ku joogi doona iyadoo deeto lagu iibsan karo €25m, balse taasi waa dookh ee khasab ma aha.

COLOGNE, GERMANY - AUGUST 01:  Joao Cancelo of Valencia runs with the ball during the Colonia Cup 2015 match between FC Valencia and FC Porto at RheinEnergieStadion on August 1, 2015 in Cologne, Germany.  (Photo by Christof Koepsel/Getty Images)
COLOGNE, GERMANY – AUGUST 01: Joao Cancelo of Valencia runs with the ball during the Colonia Cup 2015 match between FC Valencia and FC Porto at RheinEnergieStadion on August 1, 2015 in Cologne, Germany. (Photo by Christof Koepsel/Getty Images)

b1

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close