Faah-Faahin: Qaabka ay degmooyinka ugu soo baxeyn heerka guruubyada iyo kuwii haray

IMG_4446

(Muqdisho) 19 Agoosto 2017.Natiijooyin kala duwan ayaa ka soo baxay kullamadii la ciyaaray tartanka degmooyinka gobolka Banaadir kaa soo si xiiso leh u soconaya.

Dhowr degmo ayaa xaqiijiyay in ay ka soo baxeen heerka guruubyada tartankaan, waxaana qeyb ka ah degmada Hiliwaa,Dharkeenleey, Hodan, Wabari, Kaaraan iyo Wadajir.

Wareega siddeed dhamaadka tartanka ayaa billaaban doono  Isniinta  soo aadan, waxaana ciyaari doono degmada Boondheere oo kaalinta  koowaad kusoo baxda guruubka A iyo Waabari oo xaqiijisay in booska labaad ay kusoo baxday.

FG: Degmooyinka Kaxda iyo Shibis waxa ay wada ciyaari doonaan kullan kala bax ah taasoo  lagu xaqiijinayo degmadii buuxin laheyd booska dhiman.

Hoos ka Akhri  degmo kasta xogteeda oo dhameystiran

 Group A

# Team Name MP W L D F A GD Pts
1 Boondheere 4 3 0 1 7 3 4 10
2 Shibis 3 2 1 0 5 3 2 6
3 Kaxda 3 1 0 2 7 4 3 5
4 Shangaani 4 1 3 0 12 10 2 3
5 X.Jab jab 4 0 2 1 3 13 -10 1

Group B

# Team Name MP W L D F A GD Pts
1 Hilliwaa 3 2 1 0 8 5 3 6
2 Dharkeenley 3 1 0 2 5 4 1 5
3 Xamar Weyne 3 1 1 1 5 5 0 4
4 Howl Wadaag 3 0 2 1 1 5 -4 1

Group C

# Team Name MP W L D F A GD Pts
1 Hodan 3 1 0 2 7 4 3 5
2 Waabari 3 1 0 2 6 5 1 5
3 Deyniile 3 0 1 2 4 5 -1 2
4 Yaqshiid 3 0 1 2 3 6 -3 2

Grou D

# Team Name MP W L D F A GD Pts
1 Kaaraan 3 1 0 2 5 4 1 5
2 Wadajir 3 1 1 1 6 4 2 4
3 Warta Nabadda 3 1 1 1 5 5 0 4
4 C/Casiis 3 1 2 0 4 7 -3 3

W/D:: Mahad Shariif Jilacoow

Gool FMIMG_4446

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close