Day: August 18, 2017
-
Italy
HESHIIS DHACAY: Milan & Fiorentina oo ku heshiiyay Nikola Kalinic! (Goorma ayuu Milano imanayaa?)
(Firenze) 18 Agoosto 2017 – War haatan soo baxaya ayaa sheegaya in la isku afgartay wada hadalladii ay AC Milan…
Read More » -
Italy
RASMI: Blaise Matuidi oo ku biiray kooxda Juventus + Sawirro & Muuqaal
(Torino) 18 Agoosto 2017 – Juventus ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay la soo wareegtey laacibkii khadka dhexe uga…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Bayern Munich vs Bayer Leverkusen 3-1
Bayern Munich – Bayer Leverkusen Bayern Munich – Bayer Leverkusen Bayern Munich – Bayer Leverkusen Gool FM
Read More » -
England
“Hal guul oo 4-0 ah nagama dhigayso kooxda ugu fiican ingiriiska” – Jose Mourinho
(Manchester) 18 Agoosto 2017 Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa ka soo horjeestay wararka kooxdiisa ka dhigaya tan ugu…
Read More » -
Italy
AC Milan oo xalay Yurub ka dhigtay sheeko ay ugu dambaysay 24 sano kahor & Hakan Çalhanoglu oo u dabbaaldegey!! + Sawirro
(Milano) 18 Agoosto 2017 – Hakan Çalhanoglu oo u dhashay Turkiga ayaa xalay ka mid ahaa laacibiintii wacdaraha ka dhigay…
Read More » -
Italy
HESHIIS DHACAY: Inter & Valencia oo isku afgartay isku bedelashada Geoffrey Kondogbi iyo Joao Cancelo
(Milano) 18 Agoosto 2017 – Is dhaafsiga labada laacib ee Inter Milan jaalle Geoffrey Kondogbia iyo dhiggiisa Valencia ee dadabka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Nikola Kalinic oo ay shahaado caafimaad la gashay si uu….
(Firenze) 18 Agoosto 2017 – Qannaaska Nikola Kalinic ayaa lasoo werinayaa inuu qaadi doono isla dhabbihii saaxiibkii ay Fiorentina wada…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Inter macallin wayn bay heshay, Milan-na si fiican bay isu dhistay” – Marcello Lippi oo u riyaaqay kooxaha Milanese-ka ah
(Beijing) 18 Agoosto 2017 – Marcello Lippi ayaa sheegay in AC Milan “ay dhistay koox xooggan” xagaagan, halka Luciano Spalletti…
Read More »