SAWIRRO XUL: Maxaad kala socotaa degmooyinka iska xaadiriyay wareega siddeed dhamaadka

IMG_5530

(Muqdisho) 17 Agoosto 2017-Natiijooyin kala duwan ayaa ka soo baxay kullamadii la ciyaaray tartanka degmooyinka gobolka Banaadir kaa soo si xiiso leh u soconaya.

Dhowr degmo ayaa xaqiijiyay in ay ka soo baxeen heerka guruubyada tartankaan, waxaana qeyb ka ah degmada Hiliwaa,Dharkeenleey, Hodan, Wabari, Kaaraan iyo Wadajir.

Wareega siddeed dhamaadka tartanka ayaa billaaban doono  Isniinta  soo aadan, waxaana ciyaari doono degmada Boondheere oo kaalinta  koowaad kusoo baxda guruubka A iyo Waabari oo xaqiijisay in booska labaad ay kusoo baxday.

20882384_1070760149724938_9020250726609746312_n

.IMG_0755 IMG_0756 IMG_0758 IMG_0759 IMG_0760 IMG_0761 IMG_0762 IMG_0763 IMG_0773 IMG_5359 IMG_5363 IMG_5364 IMG_5365 IMG_5371 IMG_5384 IMG_5387 IMG_5388 IMG_5395 IMG_5399 IMG_5405 IMG_5406 IMG_5408 IMG_5410 IMG_5412 IMG_5413 IMG_5414 IMG_5416 IMG_5417 IMG_5419 IMG_5421 IMG_5422 IMG_5423 IMG_5427 IMG_5428 IMG_5429 IMG_5432 IMG_5436 IMG_5440 IMG_5462 IMG_5466 IMG_5470 IMG_5471 IMG_5472 IMG_5479 IMG_5481 IMG_5494 IMG_5530 IMG_5553 IMG_5560 IMG_5571 IMG_5825 IMG_5831 IMG_5842 IMG_5843 IMG_5850 IMG_5851 IMG_5854 IMG_5857 IMG_5862 IMG_5869 IMG_5870 IMG_5872 IMG_5873 IMG_5876 IMG_5878 IMG_5879 IMG_5885 IMG_5886 IMG_5894 IMG_5898 IMG_5922 IMG_5928 IMG_5944 IMG_5947 IMG_5955 IMG_5973

SAWIR QAADE: Mahad Shariif Jilacoow

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close