RASMI: Xasaasi, Meyma, Shaarkeey iyo Hoomeey oo ku wada biiray Horseed…(Lambaradee loo kala dhiibay??)+SAWIRRO

(Muqdisho) 17 Agoosto 2017. Kooxda Horseed ayaa kal ciyaareedka cusub bilowday inay si xoogan isku qalabeyso kaddib markii ay la soo wareegtay 4 laacib oo hor leh.

Kooxda Ciidanka Xooga Soomaaliyeed ayaa la soo wareegtay xiddigaha caanka ka ah horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya Maxamed Nuur Shaarkey, Maxamuud Meyman, Xasaan Xasaasi iyo waliba Cabdicasiis Hoomey.

Shaarkeey, Xasaasi iyo Meyma ayaa ka soo wada tagay naadiga LL.PP. Jeenyo oo sidoo kale ay ka tageen xiddigo kale oo dhowr ah, halka uu Hoomey ka yimid Elman.

Horseed oo maanta soo bandhigtay xiddigaheeda cusub ayaa u kala gacan galisay Lambarada.

Meyma NO.10

Shaarkeey NO.9

Xasaasi NO. 6

Halka uu Hoomey xiran doono NO. 13.

SAWIRRO:

horseed

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

Image may contain: 2 people, people sitting, drink and indoor

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close