SSC NAPOLI VS NICE: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Napoli) 16 Agoosto 2017 – Waxaa caawa gegada Stadio San Paolo ku ballansan kooxaha SSC Napoli vs Nice oo dheelaya lug-horaadka wareegga kala baxa CL.

Dhanka Napoli: Macallinka sari waxaa kaliya shaki yari uga jiraa Allan iyo Zielinski, dhanka weerarku waa sedexdii orodka badnayd. Milik wuxuu ku bilaabanayaa kaydka.

Dhanka Nice: Waxaa macallin Favre boos wayn ku banneeyay Balotelli, Sneijder iyo Srarfi oo wada maqan, waxaa kale oo shaki ku jiraa Walter-Marcel.

Untitled

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close