Madaxwaynaha Faransiiska oo booqday xarunta Marseille & funaanadda Totti oo lagu maamuusay + Sawirro

(Marseille) 16 Agoosto 2017 – Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Faransiiska ee jaalle Emmanuel Macron, ayaa booqasho ku tegey xarunta naadiga Marseille.

Madaxwaynaha oo si kal iyo laab ah u taageera kooxdan ayaa la kulmay macallinkii hore ee kooxda Roma ee Rudi Garcia oo haatan layliya OM, yeelkeede, ma uusan siinin maaliyadda kooxda OM, balse wuxuu ku sharfay funaanaddii kabtankii Roma ee Francesco Totti oo uu ku xardhan yahay lambarka 10-aad.

b1 b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close