HORDHAC: Hoffenheim Vs. Liverpool

Hoffenheim-vs-Liverpool-Champions-League-Qualifiers-2017-18

(Liverpool) 15 Agoosto 2017. Liverpool waxa ay booqan doontaa Germany lugta kowaad ee is reeb reebka Champions League-ga.

Reds oo u soo baxday kaalinta afraad horyaalka Premier League-ga kal hore ayaa dooneysa in ay u gudubto Group-yada Champions League-ga.

Maxaa ka cusub Reds?

-Philippe Coutinho waxaa laga reebay safkii Liverpool ee u safray Germany oo ay kulan kula leeyihiin Hoffenheim

-Ciyaartan waa lugta kowaad ee is reeb reebka Champions League-gaa

– Daniel Sturridge qudhiisa wuu seegi doona waxaa Iyana dhaawacyo la maqan Adam Lallana, Nathaniel Clyne iyo Danny Ings

-Klopp waxa dadabka biddix ka dheelsiin doonaa midkood Andrew Robertson ama James Milner

– Roberto Firmino waxa uu ka hor imaanayaa kooxdiisii hore markii ugu horreeysay tan 2015 oo uu Liverpool yimi.

SAFAFKA LA FILI KARO

 Liverpool

Gegida: Rhein-Neckar-Arena

Saacadda Geeska Africa: 9:45Pm

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close