Daawo goolkii cajiibka ahaa ee uu dhaliyey da’yarka Arsenal ilowsiin kara Sanchez

<> at Emirates Stadium on August 3, 2017 in London, England.
<> at Emirates Stadium on August 3, 2017 in London, England.

(London) 15 Agoosto 2017. Da’yarka Arsenal Reiss Nelson waxa uu farxad galiyey taageereyaasha Arsenal kaddib markii uu dhaliyey gool labaad oo cajiib ahaa kulankii ciyaaryahanada ka yar 23ka sano.

Nelson waxa uu safka hore kula jiray kulankii ay uga hor yimaadeen Derby County qaar ka mida ciyaaryahanada safka kowaad ee kooxda weyn sida Francis Coquelin, Jack Wilshere, kuwaas oo dhamaan dhaawac la’aan dhammeystay ciyaarta.

Laakiin 17 jirka ayaa ayaa saameynta ugu badan yeeshay isaga oo dhaliyey gool aad cajiib u ahaa.

Xiddigan ayaa u muuqda mid safka kowaad ee Arsenal soo gali doona ololahan taas oo ay taageereyaashu ku ilaawi karaan Alexis Sanchez hadii uu tago.

DAAWO GOOLKA


Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close