Day: August 15, 2017
-
Bannaanka Garoonka
XOG: Nikola Kalinic oo Khamiista caafimaadka u maraya AC Milan (Milan oo deg deg ah u doonaysa)
(Firenze) 15 Agoosto – AC Milan ayaa sida lasoo werinayo doonaysa inay karraariso wada xaajoodka ay kula jirto Fiorentina oo…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Hoffenheim vs Liverpool 1-2 (Liverpool oo lugta hore badisay)
Liverpool XI (4-3-3): Mignolet; Alexander-Arnold, Matip, Lovren, Moreno; Can, Henderson, Wijnaldum; Salah, Firmino, Mane. Kaydka: Karius, Gomez, Klavan, Milner, Grujic,…
Read More » -
England
GUNDOGAN oo dib ugu soo laabtay garoomada xilli laga adkaaday Man City…+MUUQAAL
(England) 15 Agoosto 2017. Ilkay Gundogan ayaa sideed bilood kaddib ka soo muuqday Man City kulan saaxiibtinimo ay maanta guul…
Read More » -
Wararka
Goorma ayaa la bixinayaa abaal arminta laacibka ugu fiican Qaarada Yurub?
(Europe) 15 Agoosto 2017. Xiriirka UEFA ayaa si kama dambeys ah u shaaciyay saddexda xiddig ee ku dagaalami doonta abaal…
Read More » -
Soomaaliya
RASMI: Goolhayaha Jeenyo Mustaf oo ku biiray Heegan…+SAWIRRO
(Muqdisho) 15 Agoosto 2017. Goolhayaha kooxda kubbada cagta ee LL.PP.Jeenyo iyo xulka qaranka Soomaaliya Mustaf Maxamed Yuusuf(Nakuja) ayaa si rasmi…
Read More » -
France
Messi oo isku dayay in Neymar uu ku celiyo Barcelona iyo balan qaadkii uu u sameeyay oo daaha laga rogay
(Barcelona) 15 Agoosto 2017 Lionel Messi ayaa intii karaankiisa ah isku dayay in Neymar uu ku celiyo Barcelona ka hor intii…
Read More » -
England
WARBIXIN: Xaalada Costa iyo Chelsea oo meel xun mareysa
(London) 15 Agoosto 2017. Diego Costa ayaa lagu amray inuu dib ugu soo laabto Chelsea iyadoo ay kooxdu ka biyo…
Read More » -
England
Eden Hazard iyo Tiemoue Bakayoko oo dib ugu soo laabtay tababarka buuxa ee Chelsea (SAWIRRO)
(London) 15 Agoosto 2017 Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa helaya akhbaar wanaagsan ka hor kulanka Tottenham ee axada. Mirror…
Read More » -
Champ' League
“Neymar waxuu naga caawinayaa ku guulaysiga Champions League” – Dani Alves
(Paris) 15 Agoosto 2017 Daafaca kooxda PSG ee Dani Alves ayaa sheegay in saaxiibkiis Neymar uu ku raaxaysanayo kooxdiisa cusub. Neymar ayaa…
Read More » -
Spain
Zidane oo ka xanaaqay ganaaxii lagu riday Cristiano Ronaldo (Muxuu ka yiri?)
(Madrid) 15 Agoosto 2017 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka xanaaqay go’aankii lagu ganaaxay Ronaldo. Xiriirka kubadda cagta…
Read More »