Supercopa-ha Talyaaniga sanadihii dambe kulankii ugu shacbiyad badnaa oo la shaaciyay!!

(Roma) 14 Agoosto 2017 – Koobka Supercoppa Italiana ee ay ciyaaraan labada kooxood ee kala hanta koobka Talyaaniga iyo horyaalka Talyaaniga ayaa waxaa xalay ciyaaraya kooxaha Juve-Lazio, taasoo ay ku badisay Lazio.

Haddaba, 8-dii dufcadood ee ugu dambeeyay Supercoppa-ha Talyaaniga waxaa dhanka baraha bulshada ugu shacbiyad badnaaday midkii 2011-kii dhexmaray kooxaha Milanese-ka ah ee AC Milan vs Inter Milan kaasoo ay 2-1 ku badisay Milan.

Waxaa share gareeynta ciyaartaasi oo Beijing lagu qabtay ay gaartey 41.1%, halka ciyaartii xalay ee Juventus-Lazio, ay gaartey 33.7%.

b b1

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close