Maxay kala yihiin 5-ta kulan uu Ronaldo ganaaxa uga maqnaan doono Real Madrid?

ra

(Madrid) 14 Agoosto 2017. Cristiano Ronaldo ayaa Kaarka cas looga saaray kulankii El Calsico ay xalay Real Madrid 3-1 uga adkaatay Barcelona lugta hore ee Super Cope.

Dhib badan ma lahaan lahayn haddii uu garoonka nabad uga bixi lahaa balse wuxuu kala tuuray garsooraha taa oo ka dhalatay in lagu ganaaxo 5-kulan.

Lugta labaad ee Supercope oo arbacada la ciyaari doono iyo 4 kulan oo La Liga ah ayuu garoomada ka maqnaan doonaa Ronaldo.

Kulamada uu Ronaldo maqnaan doono ayaa kala ah:

ga

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close