Guul+Gool+Caawin: Neymar oo si cajiib ah ku bilowday kulankiisii ugu horreeyay ee PSG…MUUQAAL+SAWIRRO

(Guingamp) 14 Agoosto 2017. Neymar ayaa guul, gool iyo caawin ku furtay kulankiisii ugu horreeyay ee PSG iyo horyaalka Faransiiska ciyaar ay 3-0 kaga adkaadeen Guingamp.

Laacibka ugu qaalisan adduunka ayaa wacdaro ku bilowday kulanka iyadoo uu gool dhaliyay mid kale oo cajiib ahna u dhigay Cavani.

Xiddiga reer Brazil ayaa baas dhex bixis ah hor dhigay dhaliyaha reer Uruguay oo si xirfadeysan u dhaliyay ka hor inta uusan Cavani qudhiisa gool hoo i dhali ah farta ka saarin Neymar.

SAWIRRO+MUUQAAL:

Neymar celebrates after scoring to make it a dream debut

Neymar scored on his PSG debut against Guigamp on Sunday night

Dani ALves celebrates with pal Neymar after he opened his PSG account

Neymar congratulates Edinson Cavani on his striker

Edinson Cavani was sent racing clear by a super ball from Neymar

PSG secured a routine win but will face tougher tests

nn

Neymar was closely marked but managed to evade defenders

Former Barcelona ace Neymar was desperate to score on his debut

Neymar cost an astonishing £198million for PSGNeymar cost an astonishing £198million for PSG

Edinson Cavani, Neymar and Angel Di Maria formed a potent trio

MUUQAAL:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close