Day: August 14, 2017
-
Bannaanka Garoonka
Supercopa-ha Talyaaniga sanadihii dambe kulankii ugu shacbiyad badnaa oo la shaaciyay!!
(Roma) 14 Agoosto 2017 – Koobka Supercoppa Italiana ee ay ciyaaraan labada kooxood ee kala hanta koobka Talyaaniga iyo horyaalka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Mediaset Premium oo ciyaaraha CL fasalkan looga daawan doono qaab ka duwan sidii hore!
(Milano) 14 Agoosto 2017 – Kahor bilowga isreebreeb-horaadka Champions League oo berri oodda laga qaadi doono, hilinka Talyaaniga ah ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Juventus, macallin Allegri, De Sciglio iyo Higuain oo baraha bulshada looga jeexjeexay + Sawirradii Tawitter-ka
(Roma) 14 Agoosto 2017 – Waxaa xalay ciyaar cajiib ahayd ku kala baxay kooxaha Juventus vs SS Lazio oo ciyaaray…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
FC Bayern München oo qandaraas iidheh ah la gashay garoonka Hamad International Airport (HIA) + Sawirro
(Munich) 14 Agoosto 2017 – Bayern Munich ayaa kal-horaadkii bandhig xumo wayni ka muuqatey iyadoo ay kooxihii ay la ciyaartay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DIB U EEGIS: Baro laacibiinta ugu guulaha badan koobka Super Coppa Italianna + Sawirro
(Milano) 14 Agoosto 2017 – Waxaa xalay lagu kala baxay koobka Super Coppa Italianna oo sanadkii 2-aad lagu hor qaaday…
Read More » -
Italy
”Waad hadal badan tahay!!” – Immobile oo xalay ku camirtay Pjanic + Sawirro
(Roma) 14 Agoosto 2017 – Waxaa xalay ciyaar cajiib ahayd ku kala baxay kooxaha Juventus vs SS Lazio oo ciyaaray…
Read More » -
Spain
Carlos Bacca oo qarka u saaran inuu ku biiro kooxda Villarreal
(Milano) 14 Agoosto 2017 – Carlos Bacca ayaa la sheegayaa inuu ka dhaqaaqayo AC Milan isagoo Villarreal kula biiraya amaah…
Read More » -
Spain
Maxay kala yihiin 5-ta kulan uu Ronaldo ganaaxa uga maqnaan doono Real Madrid?
(Madrid) 14 Agoosto 2017. Cristiano Ronaldo ayaa Kaarka cas looga saaray kulankii El Calsico ay xalay Real Madrid 3-1 uga…
Read More » -
France
Mbappe oo laga yaabo inuu ka qiimo bato Neymar
(Paris) 14 Agoosto 2017 Kooxda reer France ee PSG ayaa aad ugu sii dhawaanaysa dhamaystirka saxiixii labaad oo qaali ah kadib…
Read More » -
Spain
Busquets oo qirtay in Barcelona ay u baahan tahay ciyaartoy cusub kadib guul daradii El-Clasico
(Barcelona) 14 Agoosto 2017 Laacibka qadka dhexe ee Barcelona Sergio Busquets ayaa ka hadlay guul daradii xalay soo gaartay kooxdiisa. Busquets ayaa rumaysan…
Read More »