Neymar Jr oo caawa si rasmi ah u saftay kulan-bilowgiisii + Sawirro & Muuqaal

(Paris) 13 Agoosto 2017 – Laacibka dunida ugu qaalisan ee Neymar Jr ayaa caawa si rasmi ah u saftay kulan-bilowgiisii tan iyo markii uu Paris Saint-Germain kula biiray £198milyan oo gini, balse haatan waxaa looga fadhiyaa inuu bandhig iyo natiijo ku bixiyo malaayiinta laga bixiya.

Jookarka reer Brazil ayaa caawa safan kulan ka tirsan Ligue 1 oo ay PSG ku wajahayso dhiggooda Guingamp wuxuuna doonayaa inuu kooxdiisa ka caawiyo si ay cagta cagta ugu saarto Lyon, Monaco, Marseille iyo d Saint Etienne, oo min 6 dhibcood wada leh.

b1

Gool FM

´

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close