HORDHAC: Manchester United Vs. West Ham

Manchester-United-vs-West-Ham-FA-Cup-Match-Preview-and-Prediction-13-Mar-2016-by-LeagueLane

(Manchester) 13 Agoosto 2017. Manchester United waxa ay ololeheeda ku furi doontaa Old Trafford.

West Ham ayaa soo booqanta kulanka ugu horreeya.

Javier Hernandez (Chicharito) ayaa kahor imaan doona kooxdiisii hore

Mourinho waxa uu doonayaan in uu dagaal ba’an u galo hanashada Premier League-ga.

Maxaa ka cusub United?

-Luke Shaw, Marcos Rojo iyo Ashley Young muddo dheer ayey maqnaan doonaan dhaawac awgiis

-Eric Bailly iyo Jones waa diyaar kaddib markii ay seegeen kulankii UEFA Super Cup-la ganaaxyo awgeed

-Jose Mourinho waxa uu u muuqdaa mid aan wali salka u dhigin shaxdiisa ololaha waxaana saameyn doona xulashada kooxdiisa

RAADRAAC

-Manchester United 27 ka mida 29kii kulan ee ugu dambeeyey Premier League-ga lagama badin

-Manchester United guuldarro kala kulmin West Ham oo ay Old Trafford ku qaabishay 12kii kulan ee ugu dambeeyey dhamaan tartamada

 

SAFAFKA LA FILI KARO

jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj

Gegida: Old Trafford

Saacadda Geeska Africa: 6Pm Maqribnimo

Dhex dhexaadiyaha: Martin Atkinson

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close