SAWIRRO: Paulo Dybala oo soo bandhigay maaliyadiisa Lambarka Buuxa

dd

(Torino) 11 Agoosto 2017. Xiddig yaraha Juventus Dybala ayaa soo afjaray qiyaas fikradeedkii laga qabay inuu ka tagayo kooxda Juventus maadaama aad lala xiriirinayay Barcelona kaddib markii uu isku taagay lambarka buuxa ee kooxda No.10.

Waxaa Lambarkan horey kooxda ugu soo xirtay xiddigo waa wayn sida, Andrea Pirlo, Zinedine Zidane, Roberto Baggio , Alessandro Del Piero iyo Pogba.

DAAWO SAWIRRO:

Paulo Dybala will wear the iconic No 10 shirt at Juventus next season - and has some big boots to fill

The new No 10 has surely ended any speculation he is set to make a move away from Juventus now

The Juventus striker has the chance to be amongst some true club legends now

The last person to wear the No 10 shirt at Juventus was a certain Paul Pogba

Paulo Dybala will lead the Juventus line again next season, much to some other club's disappointment

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close