RASMI: Morocco oo isku soo taagtay martigalinta koobka aduunka ee 2026

رسميا.. المغرب يقدم ملف ترشحه لتنظيم مونديال 2026

(Morocco) 11 Agoosto 2017 Xiriirka kubadda cagta Morocco ayaa maanta oo jimco ah u gudbiyay warqadihiisa xiriirka kubadda cagta aduunka ee FIFA.

FIFA ayaa bilowday qabashada araajida dalalka doonaya martigalinta koobk aduunka ee 2026, kaas oo ay ka qayb gali doonaan 48-dal.

Morocco ayaa loolan adag kala kulmaysa dalalka Maraykanka, Canada iyo Mexico oo u gudbiyay FIFA inay wadajir u doonayaan martigalinta koobka aduunka ee 2026.

Waa markii 5-aad ee dalkaan ku yaala qaarada Afrika uu isku dayayo martigalinta koobka aduunka kadib 1994, 1998, 2006 iyo 2010.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close