Day: August 11, 2017
-
England
FURITAANKA EPL: Gunners oo guul ay u dhididey gurigeeda uga gaartey kooxda Leicester + Sawirro
(London) 11 Agoosto 2017 – Waxaa caawa si rasmi ah u furmay horyaalka dalka Ingiriiska oo ay kulan lasoo hormariyay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
ACM VS FFP: Hannaanka dhaqaale wanaagga UEFA sidee ayuu u qabanayaa AC Milan?
(Nyon) 11 Agoosto 2017 – Mid ka mid ah maskaxda ka dambeeysa hannaanka dhaqaale wanaagga UEFA Financial Fair Play ayaa…
Read More » -
England
Mourinho oo ka dhawaajiyay inuu Ibrahimovic kusoo laaban karo Man Utd
(Manchester) 11 Agoosto 2017 – Waloow lala xiriirinayay AC Milan, Jose Mourinho ayaa sheegay in Zlatan Ibrahimovic uu kusoo noqon…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Arsenal vs Leicester City 4-3 (Kulan-bilowga EPL oo 7 la iska dhaliyay)
It’s time… for the first time this @premierleague season, here’s our team 🔴#AFCvLCFC pic.twitter.com/JRbPWYQKTo — Arsenal FC (@Arsenal) 11 augusti…
Read More » -
Afrika
RASMI: Morocco oo isku soo taagtay martigalinta koobka aduunka ee 2026
(Morocco) 11 Agoosto 2017 Xiriirka kubadda cagta Morocco ayaa maanta oo jimco ah u gudbiyay warqadihiisa xiriirka kubadda cagta aduunka ee FIFA.…
Read More » -
England
Liverpool oo beenisay in Philippe Coutinho uu u soo gudbiyay codsi ah in lafasaxo
(Liverpool) 11 Agoosto 2017 Kooxda Liverpool ayaa beenisay in laacibkooda Philippe Coutinho uu u soo gudbiyay in la fasaxo xaggaagan. Sky Sports…
Read More » -
France
Barcelona oo ogolaatay in Neymar uu u ciyaaro PSG
(Paris) 11 Agoosto 2017 Barcelona ayaa ugu danbayntii ogolaatay in Neymar uu u ciyaaro kooxdiisa cusub ee PSG markii ugu horaysay.…
Read More » -
England
Alvaro Morata oo cabasho ka muujiyay hab dhaqanka taageerayaasha Chelsea
(London) 11 Agoosto 2017 Weerar yahanka ku cusub horyaalka ingiriiska ee Alvaro Morata ayaa durbadiiba qaylo dhaan bixiyay isaga oo kooxda u…
Read More » -
England
DEG DEG: Philippe Coutinho oo u gudbiyay Liverpool codsi ah in la fasaxo
(Liverpool) 11 Agoosto 2017 Philippe Coutinho ayaa dalab rasmi ah u gudbiyay maamulka kooxdiisa Liverpool sida ay baahisay Sky Sports. Laacibka…
Read More » -
France
Waa imisa mushaarka Kylian Mbappe uu ka qaadanayo sanadkii PSG?
(Paris) 11 Agoosto 2017 Kooxda reer France ee PSG ayaa marsiinaysa gabogabo heshiis kale oo taariikhi ah kaas oo ay ku…
Read More »