SAWIRRO: Ozil oo ku soo laabtay tababarka buuxa ee Arsenal iyo Sanchez oo maqan

(London) 10 Agoosto 2017. Arsenal ayaa aqbaar fiican heshay kaddib markii uu tababarka buuxa dib ugu soo laabtay kubbad qaabeeyahooda Mesut Ozil.

Laacibka reer Germany ayaa ka soo kabtay dhaawac canqowga ah.

Waxaa lagu wadaa in Ozil uu ka soo muuqdo kulanka ay Gunners berito ku furan doonto Premier League marka ay wajaheyso Leicester City.

Laakiin waxaa dhaawac ku maqan dhaliyahooda Alexis Sanchez oo soo xaadirin tababarka.

SAWIRRO:

Ozil in action during a training session at London Colney

Aaron Ramsey appears to have fully recovered from his calf injury

The German shares a joke with team-mates Per Mertesacker and Mohamed Elneny

Striker Olivier Giroud looking focused during the training session

New boy Sead Kolasanic with Granit Xhaka during the training session

ar

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close