Day: August 10, 2017
-
Bannaanka Garoonka
“Ronaldaha iminka uma xirfad badna sida Ronaldihii hore oo kale laakiin…”
(Europe) 10 Agoosto 2017. Cristiano Ronaldo malahan xirfad dabiici ah sida Ronaldihii reer Brazil, laakiin howl karnimo iyo dhabar adeeg…
Read More » -
toos
-
toos
TOOS u daawo: SSC Napoli vs Espanyol – LIVE
Napoli – Espanyol Napoli – Espanyol Napoli – Espanyol Gool FM
Read More » -
England
SAWIRRO: Ozil oo ku soo laabtay tababarka buuxa ee Arsenal iyo Sanchez oo maqan
(London) 10 Agoosto 2017. Arsenal ayaa aqbaar fiican heshay kaddib markii uu tababarka buuxa dib ugu soo laabtay kubbad qaabeeyahooda…
Read More » -
England
Manchester United oo qarka u saaran saxiixa Serge Aurier
(Europe) 10 Agoosto 2017. Sida uu fahansan yahay warisdaha Goal, Man United ayaa qarka u saaran soo xero galinta daafaca…
Read More » -
Spain
Borussia Dortmund oo si cad u soo diiday dalab kaga yimid Barcelona
(Dortmund) 10 Agoosto 2016. Borussia Dortmund ayaa xaqiijisay inay soo diiday dalab kaga yimid Barcelona oo looga doonayay xiddig yarahooda…
Read More » -
England
Danny Rose oo doonaya inuu u dhaqaaqo Man United ama Chelsea
(London) 10 Agoosto 2017 Daafaca kooxda Tottenham ee Danny Rose ayaa doonaya inuu isaga tago kooxdiisa oo uu ku biiro kooxaha waa…
Read More » -
England
Klopp oo ka hadlay xaalka cakiran ee Philippe Coutinho (Muxuu yiri?)
(Liverpool) 10 Agoosto 2017 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee laacibkiisa Philippe Coutinho. Xiddiga reer Brazil…
Read More » -
Spain
“Barcelona waxayba fiicantahay Neymar la’aantiis” – Vicente del Bosque
(Barcelona) 10 Agoosto 2017 Tababarihii hore ee Real Madrid iyo xulka qaranka Spain ee Vicente del Bosque ayaa ku amaanay Barcelona iibkii…
Read More » -
Italy
XOG: Juventus oo €40m ka bixinaysa qandaraaska Sergi Roberto
(Torino) 10 Agoosto 2017 – Warar ka imanaya Spain ayaa soo jeedinaya in Juventus ay u diyaar tahay inay bixiso…
Read More »