SAWIRRO: Daawo sida ay Real Madrid ugu dabaal degtay Super Cup

(Skopje) 09 Agoosto 2017. Real Madrid ayaa xalay guul ay u qalantay ka gaartay Man United oo ay Super Cup uga qaaday 2-1.

Waa markii 4-aad ay Los Blancos ku guuleysato koobkan waxayna u baahan tahay hal mar oo kale si ay ul mid noqoto kooxaha inta ugu badan ku guuleystay Super Cup.

DAAWO sida ay u dabaal degeen xiddigaha Real Madrid:

Photo published for Ramos: “Es importante empezar ganando un gran título” | Real Madrid CF


ma maa mad mm

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close