RASMI: Inter Milan oo la wareegtey Dalbert Henrique Chagas Estevao + Sawirro

(Milano) 09 Agoosto 2017 – Inter Milan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay la saxiixdeen dadabkii bidix ee kooxda Nice jaalle Henrique Dalbert oo ay la galeen qandaraas 5 sanadood ah.

Ninkan Brazilian-ka ah ayaa shalay caafimaadka u maray kooxda Nerazzurri, waxaana la rumaysan yahay inuu kusoo wareegey lacag dhan €20m iyo bareemiyo, waloow uu warsidaha Nice-Matin qorayo €25m iyo bareemiyo.

“Dalbert Henrique Chagas Estevao haatan waa laacib Inter ka mid ah, iyadoo uu saxiixay qandaraas saxnaanaya tan iyo 30-ka Juunyo 2022,” ayay u akhrismaysay farriin lagu daabacay webka rasmiga ah ee Inter.

b b2 b3 b4 b5 b6 b7 b8 b9 b10 b12

b b1

b2

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close