SAWIRRO: Leonardo Bonucci oo caawa xirtey kabtannimada AC Milan (Miyuu sii ahaan doonaa?)

(Catania) 09 Agoosto 2017 – Laacibka daafaca ka ciyaara ee xagaagan kusoo biiray kooxda AC Milan ee Leonardo Bonucci ayaa noqday kabtanka kulanka haatan dhexmaraya AC Milan vs Betis Seville.

Macallinka Milan ee Vincenzo Montella ayaa si cad u sheegay in maamulka cusubi ay codsadeen in kabtanka laga qabto laacibiinta sanadkan kusoo biirtay kooxda gaar ahaan Biglia ama Bonnuci iyadoo ninka dambe loo badinayo.

Tillaabadani armeey tahay xaqiijin? Dad badani waxay qabaan in Bonucci uu noqon doono kabtanka iyo hoggaamiyaha Milan-ta cusub, maaddaama uu yahay nin leh astaamaha hoggaamineed ee ay Milan tebeysey sanadihii yaraa ee ugu dambeeyay.

b21 b20 b19 b13 b11 b12 b5 b4

b6

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close