Kooxdee ayuu doortay in uu ku biiro Kylian Mbappe?

kylian-mbappe-monaco_kdqiozlbt52b14os81gcosylc

(Madrid) 09 Luulyo 2017. Kylian Mbappe waxa uu go’aansaday in uu ku biiro Paris Saint –Germain, sida ay qortay Telefoot.

Sida la sheegay PSG waxa ay diyaar u tahay bixinta €155 million si ayu hesho dhaliyahan loo hanka weyn yahay.

Kooxda reer France waxa ay xiisihiisa qabtay muddo dheer balse waxa ay yara hakisay intii ay ku jirtay hawlgalkii ay €222m ugu soo qaadatay Neymar.

Sidoo kale Real Madrid iyo Man City ayaa doonaya  saxiixa laacibka Monoco.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close