Kadib Neymar, PSG oo qiimo qaali ah ku doonaysa Alexis Sanchez

Sanchez 3

(Paris) 09 Agoosto 2017 Kooxda PSG ayaa isku diyaarinaysa inay samayso saxiixyo waa wayn kadib markii kooxdu ay ku fashilantay ku guulaysiga Champions League xiliciyaareedkii hore.

Sida ay ogaatay The Independent, Inkasta oo PSG ay doonayso dhamaystirka saxiixa Mbappe, hadana kooxdu qorshaheeda kama saarin saxiixa Alexis.

Sanchez psg

Wargayska ayaa sheegay in PSG ay diyaar u tahay inay ku dalbato Alexis Sanchez aduun dhan 80 milyan oo Ginni si ay ula soo wareegto xaggaagan.

Kooxda reer France ayaa u soo bandhigaysa Sanchez mushaar lama diidaan ah kaas oo isbuucii uu ku qaadanayo 400 kun oo Ginni.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close