Jose Mourinho oo canug yar siiyay Biladiisii xalay…+MUUQAAL

(Skopje) 09 Agoosto 2017. Man United ayaa guul darro 2-1 kala kulantay Real Marid ciyaartii Super Cup.
Biladii uu kulankaa ka helay Jose Mourinho ayaa diiday inuu gurigiisa kula hoydo wuxuuna guddoonsiiyay wiil yar oo taageero u ah kooxda Man United.
Ma ahan markii ugu horreysay uu tababaraha reer Portugal sidan oo kale sameeyo oo uu qof kale siiyo biladiisa halkii uu meel dhigan lahaa.
Halkan ku DHUFO si aad MUUQAALKA u aragto:
Gool FM.