Kooxda Real Madrid oo 27 sano kaddib difaacatey UEFA Super Cup + Sawirro

(Skopje) 08 Agoosto 2017 – Kooxda Real Madrid ayaa noqotay kooxdii ugu horreeysey tan iyo AC Milan ee wada difaacata Champions Leagues iyo European Super Cup kaddib markii ay 2-1 dirtay Manchester United 2-1.

Macallinkii taariikhiga ahaa ee Arrigo Sacchi iyo kooxdiisii Rossoneri ayaa ahaa kooxdii ugu dambaysay ee labada koob wada difaacda 1989 and 1990.

Goolasha waxaa Real u kala dhaliyay Casemiro oo u bilaabay iyo Isco oo u labeeyay, halka goolka madiga ah uu Man Utd u dhaliyay laacibkooda cusub ee Romello Lukaku.

Caasimadda Skopje ee dalka Macedonia ayaa martigelisey European Super Cup Final, halkaasoo ay ku faltameen kooxaha kala haysta Champions League oo ah Real Madrid iyo Europa League oo ay qaadday Manchester United. Jookarka Cristiano Ronaldo ayaa kaydka ku bilowday.

Tan ayaa ka dhigan in 8 ka mid ah 9-kii dufcadood ee ugu dambeeyay koobka European Super Cup inay qaadeen kooxaha Spanish-ka, halka midka kale ay qaadeen Jarmanku.

b

Real Madrid's Spanish defender Sergio Ramos holds the trophy after winning the UEFA Super Cup football match between Real Madrid and Manchester United on August 8, 2017, at the Philip II Arena in Skopje. / AFP PHOTO / Dimitar DILKOFF        (Photo credit should read DIMITAR DILKOFF/AFP/Getty Images)
Real Madrid’s Spanish defender Sergio Ramos holds the trophy after winning the UEFA Super Cup football match between Real Madrid and Manchester United on August 8, 2017, at the Philip II Arena in Skopje. / AFP PHOTO / Dimitar DILKOFF (Photo credit should read DIMITAR DILKOFF/AFP/Getty Images)

b1

SKOPJE, MACEDONIA - AUGUST 08:  Sergio Ramos of Real Madrid lifts The UEFA Super Cup trophy after the UEFA Super Cup final between Real Madrid and Manchester United at the Philip II Arena on August 8, 2017 in Skopje, Macedonia.  (Photo by Boris Streubel - UEFA/UEFA via Getty Images)
SKOPJE, MACEDONIA – AUGUST 08: Sergio Ramos of Real Madrid lifts The UEFA Super Cup trophy after the UEFA Super Cup final between Real Madrid and Manchester United at the Philip II Arena on August 8, 2017 in Skopje, Macedonia. (Photo by Boris Streubel – UEFA/UEFA via Getty Images)

b b1 b2 b3 b4 b5 b5 b6 b8 b9 b10 b12 b13 b15 b16 b17 b18

b b1 b2

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close