GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Barcelona oo xareysatay koobkeeda Joan Gamper kaddib markii ay 5-gool ku xaaqday Chapecoense

(Catalonia) 08 Agoosto 2017. Lionel Messi, Luis Suarez, Sergio Busquets, Gerard Deulofeu iyo Denis Suarez ayaa shabaqa wada tagay ciyaartii xalay ay Barcelona 5-0 uga adkaatay kooxda Chapecoense oo ku li’atay diyaaradii bur burtay bishii Noverber ee la soo dhaafay.

Kooxda reer Catalonia ayaa koobkeeda soo jireenka ee Joan Gamper Trophy kolkan ku balamisay kooxda reer Brazil ee musiibada ku habsatay kaddib diyaaradii bur burtay ay kaga dhinteen 71 ruuxo oo isugu jira maamul iyo ciyaartooy.

Barca ayaa muujisay inay Neymar la’aantii diyaar u tahay kulanka Super Cup ay ku wajihi doonto Real Madrid.

SAWIRRO+MUUQAAL:

Chapecoense survivors Jakson Follman (Left), Neto (Centre) and Alan Ruschel (Right)

Lionel Messi scored in the emotional match

Chapecoense players pointed to the crowd at the Nou Camp

Luis Suarez also netted in the 5-0 victory

Andres Iniesta applauded the crowd before the emotional occasion

Barcelona boss Ernesto Valverde spoke before the match

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close