Day: August 8, 2017
-
Bannaanka Garoonka
Kooxda Real Madrid oo laba rikoodh midna jebisey midna dhigtay! + Sawirro
(Skopje) 08 Agoosto 2017 – Kooxda ugu wayn qaaradda Yurub ee Real Madrid ayaa caawa laba rikoodh midna jebisey mid…
Read More » -
Spain
Kooxda Real Madrid oo 27 sano kaddib difaacatey UEFA Super Cup + Sawirro
(Skopje) 08 Agoosto 2017 – Kooxda Real Madrid ayaa noqotay kooxdii ugu horreeysey tan iyo AC Milan ee wada difaacata…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Real Madrid vs Manchester United 2-1 (Real oo difaacatey UEFA Super Cup)
TOOS Skopje Real Madrid: Navas, Carvajal, Sergio Ramos, Varane, Marcelo, Kroos, Modric, Bale, Casemiro, Isco, Benzema. Kaydka: Casilla, Nacho, Ronaldo,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
WAR CUSUB: Aubameyang iyo Dembélé oo bixiyay qishkii ugu waynaa oo ka farxinaya Milan & Barcelona
(Dortmund) 08 Agoosto 2017 – Waxaa baraha bulshada laga helayaa xogo muujinaya in Pierre-Emerick Aubameyang iyo saaxiibkii ay Borussia Dortmund…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Juan Guillermo Cuadrado oo shaki uga jiro kulanka Super Coppa Italia.
(Torino) 08 Agoosto 2017 – Juan Guillermo Cuadrado ayaa la sheegayaa inuu shaki uga jiro final-ka Italian Super Cup, ee…
Read More » -
England
Barcelona oo Liverpool kala heshiisay saxiixa Philippe Coutinho
(Barcelona) 08 Agoosto 2017 Barcelona ayaa kala heshiisay dhigeeda Liverpool iibka Philippe Coutinho sida ay baahisay ESPN. Philippe Coutinho ayaa qarka u…
Read More » -
England
Mourinho oo sugaya kulanka caawa si uu u ogaado xaalka Gareth Bale
(Skopje) 08 Agoosto 2017 Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa si cad u sheegay inuu ka warsugayo Gareth Bale ilaa…
Read More » -
England
Philippe Coutinho oo u sheegay tababare Klopp go’aankiisa kama danbaysta ah
(Liverpool) 08 Agoosto 2017 Philippe Coutinho ayaa u muuqda mid qaatay go’aan kama danbays ah oo ku aadan inuu u dhaqaaqo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“kama iibinayo xitaa haddii ay bixiyaan Miisaankiisa oo DAHAB ah.”’. Florentino Perez oo si kal iyo laab ah ugu deyriyay kooxaha doonaya Ronaldo
(Europe) 08 Agoosto 2017. Real Madrid iskama iibin doonto Cristiano Ronaldo xitaa haddii kooxaha doonaya laacibka ay miiska soo saaraan…
Read More » -
Soomaaliya
RASMI: Naadiga Woxool oo ka bad-baaday inay u laabato horyaalka heerka 2-aad ee Soomaaliya
(Muqdisho) 08 Agoosto 2017. Dadaal dheer kaddib kooxda Woxool ayaa xaqiiqsatay inay baaqi ku sii ahaaneyso horyaalka heerka koowaad ee…
Read More »