RASMI: AC Milan oo loosoo hormariyay kulan-bilowgeeda Serie A (Sabab?)

(Roma) 07 Agoosto 2017 – Maamulka Lega Serie A ayaa xaqiijiyay in kulan bilowga horyaalka Talyaaniga ee AC Milan ay la yeelanayso Crotone la geeyay Axad, Agoosto 20.

Ciyaartan ayaa markii hore lagu wadey inay dhacdo Isniin 21, balse maaddaama ay Milan kulan kala bax ah oo Europa League ah ciyaarayso 3 maalmood kaddib waa lasoo hormariyay si ay u hesho xilli ay iskugu diyaariso Shkendija oo xilligaa lugta 2-aad kula soo dheelayso FYR Macedonia.

Lugta 1-aad, ayaa Khamiista soo aaddan teeda kale ku qabsoomi doonta San Siro.

m8

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close