Ousmane Dembele oo qarka u saaran ku biirida Barcelona

(Barcelona) 07 Agoosto 2017 Barcelona ayaa ku sii dhawaanaysa inay hesho mid kamid ciyaartoydii ay doonaysay inay ku badasho Neymar.

Sida ay baahisay L’Equipe, Barcelona ayaa heshiis shaqsi ah la gaartay Ousmane Dembele si uu ugu soo biiro xaggaagan.

Kooxda reer Spain ayaa haatan la filayaa inay wadahadal la furto dhigeeda Borussia Dortmund si ay ugu qanciso inay ka iibiso 20 jirka reer France.

Ousmane Dembele ayaa la qiyaasayaa inuu ugu fariisan doono Barcelona qiimo dhan 90 milyan oo euro, sidoo kale kooxda ayaa baadi goobaysa laacibka Liverpool ee Coutinho.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close