AC Milan oo ku dhawaaqday liiska laacibiinta ay kala hortagayaan Shkendija (Bonucci & Biglia oo jooga & Bacca oo ka maqan)

(Milano) 07 Agoosto 2017 – AC Milan ayaa soo gudbisey liiska kulanka kala baxa ah ee ay ku wajahayaan Shkendija waxaana liiska ku jira Leonardo Bonucci iyo Lucas Biglia oo ka maqnaa labadii lugood ee horeee Europa League ee CSU Craiova lagu reebay.

Haatan labada laacib waa la diiwaan geliyay, sidaa darteed waxay  u safan karaan Rossoneri 17-ka bishan lugta 1-aad ee ay kaga horjeedaan kooxda FYR Macedonia.

LIISKA A: Abate, Antonelli, Biglia, Bonaventura, Bonucci, Borini, Conti, Calhanoglu, A Donnarumma, Gomez, Kessie, Mauri, Montolivo, Musacchio, Niang, Paletta, Rodriguez, Romagnoli, Andre Silva, Sosa, Storari, Suso, Zapata

LIISKA B: Calabria, Cutrone, G Donnarumma, Gabbia, Guarnone, Locatelli, Zanellato

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close