Day: August 7, 2017
-
toos
TOOS u daawo: Barcelona vs Chapecoense-SC – LIVE (Barca oo la ballansan kooxdii bilo kahor dayuuradda ku maratay)
Barcelona – Chapecoense-SC Barcelona – Chapecoense-SC Barcelona – Chapecoense-SC Gool FM
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: AC Milan oo loosoo hormariyay kulan-bilowgeeda Serie A (Sabab?)
(Roma) 07 Agoosto 2017 – Maamulka Lega Serie A ayaa xaqiijiyay in kulan bilowga horyaalka Talyaaniga ee AC Milan ay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Taageerayaal xamaasadaysan oo kusoo xoomay xiddiga Wesley Sneijder oo Nice tababarka la bilaabay + Sawirro
(Nice) 07 Agoosto 2017 – Kubad qaabeeyaha reer Holland ee Wesley Sneijder ayaa si ballaaran loogu soo dhoweeyay magaalada Nice…
Read More » -
Spain
XOG: Kooxda Barcelona oo wada xaajood kula jirta laacibka reer Talyaani ee Roberto Soriano
(Barcelona) 07 Agoosto 2017 – Waxaa la soo sheegayaa in Barcelona ay wada xaajood la furtay laaicbka khadka dhexe ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
AC Milan oo ku dhawaaqday liiska laacibiinta ay kala hortagayaan Shkendija (Bonucci & Biglia oo jooga & Bacca oo ka maqan)
(Milano) 07 Agoosto 2017 – AC Milan ayaa soo gudbisey liiska kulanka kala baxa ah ee ay ku wajahayaan Shkendija…
Read More » -
Italy
DEG DEG: Dalbert oo kasoo degey Milano si uu Inter caafimaadka ugu maro + Sawir cusub
(Milano) 07 Agoosto 2017 – Dadabka bidix ee Nice Henrique Dalbert ayaa kasoo degey magaalada Milano, isagoo berriba Inter caafimaadka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kooxaha lacagta ugu badan iyo tan ugu yar ku qarash gareeyay SUUQA Premier League oo la soo saaray
(England) 07 Agoosto 2017. Waxaa la soo saaray kooxaha lacagta ugu badan iyo tan ugu yar ku qarash gareeyay suuqa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
CAJIIB: Mourinho oo noqday Macallinkii ugu horreeyay oo 1-Bilyan ku qarash gareeya suuqa kala iibsiga
(Europe) 07 Agoosto 2017. Macallinka Manchester United Jose Mourinho ayaa si Rasmi ah u noqday tababarihii ugu horreeyay taariikhda oo…
Read More » -
Spain
Ousmane Dembele oo qarka u saaran ku biirida Barcelona
(Barcelona) 07 Agoosto 2017 Barcelona ayaa ku sii dhawaanaysa inay hesho mid kamid ciyaartoydii ay doonaysay inay ku badasho Neymar. Sida…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
‘Neymar waa NACAS lacag iyo magac doortay”.
(Rosario) 07 Luulyo 2017. Tababbarihii hore ee Argentina Angel Cappa ayaa weerar afka ah ku qaaday Neymar waxa uuna sheegay in…
Read More »