Ronaldo oo ku soo laabtay tababbarka Real Madrid [Sawirro]

42FFF09100000578-0-image-a-52_1501971249458

(Madrid) 06 Luulyo 2017. Cristiano Ronaldo waxa uu dib ugu soo laabtay tababbarka Real Madrid kahor kulanka ay la leyihiin kooxdiisii hore ee Manchester United ee Super Cup-ka.

Laacibka waxaa mustaqbalkiisa ku geedaaman shaki badan isaga oo sheegay in uu doonayo ku laabashada England.

Xiddigga haysta afarta Ballon d’Or ayaa sameeyey tababbarkiisii ugu horreeyey kaddib kulamadii Confederations Cup.

Waxaa tababbarka qeyb kala ahaa Gareth Bale iyo xiddiggaha kale ee Real Madrid.

42FFEB2D00000578-0-image-m-45_1501971056446 42FFEB3A00000578-0-image-a-46_1501971064721 42FFEB3E00000578-0-image-a-48_1501971078844 42FFEB2600000578-0-image-a-47_1501971072965 42FFEB3300000578-0-image-a-50_1501971087081 42FFEB5300000578-0-image-a-49_1501971083751

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close